(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Mursal & guddiga Maaliyada Baarlamanka?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa galabta xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho kula kulmay Guddiga Maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka ee ay kala direen ku xigeenadiisa, isaguna uu dib u soo celiyey. Kulanka oo saacado qaatay ayaa looga hadlay sida lagu xalin karo khilaafka xubnaha guddiga u dhaxeeya iyo sida … Continue reading (Sawirro) Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Mursal & guddiga Maaliyada Baarlamanka?